Dowlada Somalia & dowlad goboleedyada oo ka shiray xaalad soo korortay

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya Dr. Fawziya Abikar Nur, ayaa guddoomisay shir ku saabsan xaaladaha isa soo taraya ee Caabuqa Covid-19. Shirkan oo ku qabsoomay hanaanka fogaan araga ee Zoomka aya waxaa kasoo qeybgalay  Wasiiradda Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowllad Goboleedyada, Agaasimayaasha Guud iyo Lataliyaal. Inta uu shirku socday waxaa warbixno ku saabsan xaaladda caabuqa Covid-19 … Continue reading Dowlada Somalia & dowlad goboleedyada oo ka shiray xaalad soo korortay